Sargaal katirsanaa Ciidanka Dowlada oo saakay Xukun dil ah lagu riday

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday Sargaal katirsanaa ciidanka Badda Soomaaliya oo horey u dilay taliye kuxigeenkii Ciidanka badda Soomaaliya. Maxkamada ayaa dhageesatay Dambi ciqaabeed dil ah oo loo heestay Cabdi Naasir Xoosh Maxamed oo katirsanaa Saraakiisha ciidanka badda, waxaana Maxkamada ninkan ku heshay in si ula kac … Continue reading Sargaal katirsanaa Ciidanka Dowlada oo saakay Xukun dil ah lagu riday